Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta kulan xasaasi ah yeelanaya iyo Warbaahinta oo…

Xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xaruntooda magaalada Muqdisho , kulanka ayaana ajandaha looga hadli doono noqon doona xaalada amaanka. Gudoonka golaha shacabka ayaa ku wargaliyay Xildhibaanada in ay kulanka kasoo qeyb galaan ayna ilaaliyaan waqtiga, waxa uuna Gudoonka shaaciyay in ajandaha uu wali yahay ka doodista amaanka … Continue reading Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta kulan xasaasi ah yeelanaya iyo Warbaahinta oo…